Nicki Minaj oo Lil Wayne, Drake & Chris Brown ku tilmaamtay Xisbi Mucaarad ah

Xidigada Caanka ah Nicki Minaj ayaa boga instagaram-ka ku soo qortay warar ay ku durayso fanaaniinta Lil Wayne, Drake & Chris Brown waxa ayna ku sheegtay in ay yahiin koox mucaarad ku ah.

Nicki Minaj ayaa xustay in Xiddigaha had iyo jeer iyada weerar ku yahiin oo ay wax ka sheegaan balsa waxa ay xustay in ay la socoto tilaaba kasta oo ay qaadaan.

Fanaanada ayaa ku sheegtay kooxda Xisbi Mucaarad ah waxa ayna uga digtay in aysan shaqo iyada ka dhigan oo ay ka fiirsadaan wararka beenta ah ay wadaan ee sumcadeeda wax loogu dhimayo.

Hadalka waxa uu imaanayaa xili dhawaan albunka Single ka soo muuqdaa Xiddigha kaas oo dhawaan la soo saaray hasayeeshee lama oga dagaalka waxa uu salka ku hayo.

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply