Nin udhashay wadanka China oo mudo toban sano ah ku noolaa sida qof uur sagaal bilood leh oo sadkii go’ay ayaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in calooshiisa laga saaro buro culeyskeeda dhan yahay (33 lbs ama 15 kg).

Nimkan oo ah 33 jir oo isbitaalka qaliinka sameeyay muujin magaciisa balse ku nool Leshan, oo ah magaalo ku taal Gobolka koonfur-galbeed ee dalka Shiinaha Sichuan, sidaas oo tahay waxay warbaahinta maxaliga ah isaga ugu magac daray Zhang Cheng.

Dhacdadaan oo soo jiidaday bulshada ku nool dalka China ayaa waxay ugu magac dareen ninkii uurka lahaa.

Nin-uur-3Nin-uur-2Nin-uur-1

KA DHIIBO FIKIRKAAGA