Ninka ugu dheer aduunka oo geeriyooday.

Waxaa geeriyooday ninka ugu dheer aduunka oo u dhashay dalka Ukrain laguna magacabo Leonid Stadnyk, da’da Leonid waxey eheed 44sano.
Ninkaan waxaa dhibaato weyn ku haayay dhirirkiisa xad dhaaf-ka ah, waxaana isagoo yar qaliin looga sameeyay maskaxda uu sababay inuu iska dheeraado.
Leonid Stadnyk wuxuu noqday 2008 ninka ugu dheer caalamka, eyadoo dhirirkiisu gaarayay 2.57m, dhibaatooyinka uu ku qabay dhirirka waxaa kamida inuusan haleyn dhar ku jina, sidoo kale ma awoodin inuu raaco gawaarida xamuulka ah.
abdqani xasan gadari
suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply