Atariishadda lagu naaniiso gabadha dhabanada daloosha ee Preity Zinta, ayaa dhaleeceyn u jeedisay warbaahinta ku tilmaamay eyada iyo Rani Mukherji iney kamid yihiin jilayaashi 90-ki.

Preity ayaa tiri “waxaan fahmi waayay sababta aniga iyo Rani noogula tilmaamyo jilayaashi 90-ki, eyadoo weliba filimo badan aanan jilin xiligaas.

Preity iyo Rani ayaa lagu xasuustaa fiimkoodi “Chori Chori Chupke Chupke” oo Salman Khan atooraha ka ahaa, kaas oo la jilay sanadki 2001.

preity_rani_wp

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

3 COMMENTS

Comments are closed.