Priyanka Chopra Matahay Aktarada Ugu style Ka Fiican Bollywoodka

Aktarada caanbaxday ee Priyanka Chopra, ayaa noqotay aktaradii ugu horeeysay ee Hollywoodka ka socota ee lagu marti qaado abaalmarinta 2016 Billboard Music Awards.

Priyanka, ayaa xaflada abaalmarintan usoo xiratay Labis Buluug ah oo aad loola dhacay, waxaana intaas kadib wareysi gaar ah la yeshay aktarada wargeyska Timesofindia, kaasoo ka wareystay xirfadeeda shaqo iyo ku biiristeeda Hollywoodka.

odka.

priyanka-chopra-2016-billboard-music-awards-in-las-vegas-nv-1_thumbnail

“Weli waxaa jiraan waxyaabo badan oo u baahan inaan gadaal u eegno, kuwaasoo naga saacidaya inaan sii amba qaadno waxyaabaha aan hiigsaneyno”

“Run ahaantii Style-ka labiska waxaan uga mahad celinayaa oo gacan ween iga siiyasay Cristina Ehrlich.iyada ayaana sabab u ah magaca aan maanta ku dhex leeyahay Hollywoodka” ayay tidhi Priyanka.

priyanka-chopra-2016-billboard-music-awards-in-las-vegas-nv-2priyanka-chopra-2016-billboard-music-awards-in-las-vegas-nv-4priyanka-chopra-2016-billboard-music-awards-in-las-vegas-nv-5priyanka-chopra-2016-billboard-music-awards-in-las-vegas-nv-6priyanka-chopra-2016-billboard-music-awards-in-las-vegas-nv-7_thumbnailpriyanka-chopra-billboard-music-awards-2016-01

 

Faalo Ka Dhiibo

comments