Priyanka Chopra Oo Garab Ku siisay Salman Khan Walaashii In Ay La Kulmaan Aktarka Caanka Ah ee The Rock

Aktarada reer India ee baryahan danbe  u badatay dhankaas iyo Hollywoodka, Priyanka Chopra ayaa Salman Khan walaashii Arpita Khan iyo saygeeda garab ku siisay ineey la kulmaan jilaaga caanka ah marna ciyaara Musaaracada The Rock.

Salman Khan walaashiis Arpita iyo saygeeda oo ku sugan gudaha Mareeykanka, ayaa waxeey la kulmeen Priyanka, taasoo ka caawisay ineey la kulmaan mid kamid ah Jilaayaasha loogu jecelyahay Dunida, kaasoo ah The Rock.

“La kulanka The Rock qof kale nooma fududeen ee waxaa noo fudueysay Priyanka Chopra” ayay tidhi Arpita oo ku faraxsan la kulanka The Rock oo ay taageero weyn u tahay.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments