3/Fanaanada Reer Lubnaan ee Magaceeda ka yidhaahdo Dominiec Rawxaani :
Qaladkii ugu waynaa ee ay ku dhacday Fanaanadani Sanadkan ayaa waxa uu ahaa in ay isku dayday in ay dhunkato Fanaanka u dhashay Dalka Kuwait ee Yussuf Al-Cumaani xili uu soo bandhigayay Alban cusub ,wax aanay xiligaasi labadooduba ku wada sugnaayee Magaalada Dubai ,Fanaanka Yussuf ayaa markii uu arrintaasi dareemay ka cararay Fanaanada .

 

4/Fanaanka Reer Masar ee Taamir Xusni :
Qaladka fanaanka waxa sabab u ahayd Xaaskiisa u dhalatay Dalka Marocco Bassma Busel ,waxa aanu qaladkaasi ku dhacay xili ku sugnaa Tiyaatarka China ee Bollywood waxa aanay Bassma kor u qaaday Telefankeeda gacanta waxa aanu Taamir isku diyaariyay Sawir uu is lahaa waxa kaa qaadaysa Xaaskaaga balse inta ay u soo dhawaatay ayay ayay aayar iska dhinac martay  Taamir ayaa meeshi ka dhaqaaqay isaga oo qajilsan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.ne/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA