Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Qalab Ka Dul Iftiimay Magaalada Barakaysan Ee Makka Habeenkii Xalay Dadka Ku Dhaqan Magaaladaasi Oo Walaac Ka Muujiyay Iyo Khabiir Cilmi Falaga Ah Oo Cadeeyay Waxa Uu qalabkaasi Yahay!

Qalab ay Adeegsadaan farsama yaqaanada Dayax gacmeedku ayaa waxa uu ka dul muuqday magaalada Barakaysan ee Makka.

Qalabka ka dul iftiimayay magaalada barakaysan ee Makka

Qalabkaasi oo aanay marka dadka magaalada barakaysan ku nooli ay garan waayeen ayaa waxa ka hadlay khabiir cilmi falaga ku takhasusay oo u dhashay dalkaasi.

 

Khabiirkaasi oo magiciisa la yidhaahdo Mulhim Al-Hindi ayaa waxa uu sheegay in qalabkaasi ka dul iftiimay magaalada barakaysan ee Makka laga leeyahay Xarunta Dayax Gacmeedka Aduunka waxa aanau sheegay in qalabkaasi uu ku dameero dhulka isla markaana uu dhulka ka fogyahay 390 Km sidoo kalana waxa uu qalabkaasi jaraa xawaare dhan saacadii 28 Km Saacadiiba.

 

 

Sababta  keentay in laga shakhiyo qalabkaasi ayaa ah in hawada magaalada barakaysan ee makaa aad loo ilaaliyo isla markaana aan xataa la ogolayn in ay diyaaradi dul marto.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar/net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat
%d bloggers like this: