Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Qaliin Lagu Sameeyey

Abwaanka caanka ah ee Kooxda Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa waxa maanta lagu sameeyay qaliin caafimaad oo fudud magaalada hargeisa isaga oo imika xaaladiisu aad u fiican tahay

abwaanka ayaa laga qalay xanuunka la yidhaa qabsinka isaga oo ku sugan dhakhtarka gargaar ee magalada hargeisa.

Abwaanka oo ah qof wadaniya isla markaana ah qof ku sifoobay dadnimo, dabci iyo calool fayoobaan ayaan waxa aan ilaahay uga baryaynaa in uu alle (SWT) caafimaadkiisa siiyo.

 

12313843_715112241922305_6000300059582352075_n

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com