Ciidamada Dalka Lubnaan ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen dad Suuriyaan ah oo u Socday Dalka Lubnaan kuwaasi oo ku xanibmay Xuduuda u dhexaysa labadaasi Dal.

Qaxootiga Suuriyaanka ah ee halkaasi ku sugbaa ayaa tiradoodu waxa ay ahayd 15 qof waxa aanay sheegeen ciidamada Dalkaasi Lubnaan in ay helen maydadka 9 ruux oo barafoobay isla markaana ay badbaadiyeen 6dii qof ee kale.

Mawjada Barafka ah ee ku habsatay xuduuda labadaasi dal ayaa waxa ay bara kicisay dad aad u badan .

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.ner/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA