Rikoodh Cusub Daawo Pizza-ha Ugudheer Caalamka Oo Dhan Oo Lasameeyey

Bisa ama Pizza waa cunto aad looga cuno wadanka Talyaaniga oo hada aduunka oo dhanku baahday waxay u samaysantay  sida roodhi da oo kale oo lagu duldaadiyey hilib iyo khudrad iyo cheese adag,waxa aad loga yaqana italay iyo aduunka kale

koox italiya ah oo ka koban 400 qof ayaa waxay sameeyeen PIZZA ugu dheraay ebid ,waxa ay gaadhaysaa  1000 feet

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

Faalo Ka Dhiibo

comments