Ruwaayad aad u Qosol badan Cabdi Haybe (Jaamac Baadiye)

Riwaayadan oo ah mid aad u xiiso badan horena loogu duubay Wadanka Djabouti  waxaa aad uga dhax muuqda Jilaaga Caanka ah ee Cabdi Haybe Laanbad Fanaaniinta Ruwaayada kusoo bandhigaya Heesaha waxaa ka mida Fanaanada Aamina Faarax iyo Heesaagii Caanka ahaa ee Cabdiqaadir Sanka Allaha Naxariistii Jano Hasiiyee Daawasho wanaagsan

HALKAN KA DAAWO RUWAAYADA

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply