Ruwaayadii Magaalo Joogxumo qaybtii 2aad

Ruwaayadan Magaalo Joog Xumo oo ka mida Ruwaayadaha ugu Maada iyo macnahaba Badan Ruwaayadaha Soomaalida waxaa wakhti galiyey oo Duubisteeda iyo soo saaristeedaba iskaleh TVGA Somaliland Space Channel horena loo odhan jiray Hargeysa Tv waxaa kadhax muuwda ruwaayadan Magaalo Joogxumo Fanaaniint iyo Jilayaasha hibada ilaahay usiiyey inay fikirkooda bulshada wixii khaldan ama dhiiri galina ku soo gaadhsiiyaan Habsuugaaneed Daawasho Wanaagsan Ruwaayadii Lamagac baxday Magaalo Joogxumo Qaybtii 2aad

Halkan ka daawo

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply