Sababta Gabadha U Doonan Amiir Harry Ee Megan Mercal Ku Kalifta In Ay Hadd Iyo Jeer Qaadato Shanadada Gacanta ee Midabkeedu Buniga Yahay!

Gabadh magaceeda la yidhaahdo Megan Mercal ee u doonan Amiirka ka tirsan Boqortooyada Dalka Britain Amiir Harry ayaa waxa hadd iyo jeer dumar badan ay aad u jeclyihiib labiskeeda kuwaasi oo aad u eegta qaabka ay u labisanayaan.

Haddaba waxa toddobaadkan aad loo qaadaa dhigay Shanadad gacmeed midabkeedu uu Buni ahaa ,shanadadaasi ayaa la sheegay in ay Megan marar fara badan qaadato.

 

 

Design-ka shandadan ayaa la sheegay in ay leedahay gabadh yar oo da’deedu 21 jir tahay waxaana magaceeda la yidhaahdaa Charllote Elizabeth gabadhaasi yar ayaa waxa soo waajahday dhibaato caafimaad waxa aanay ka soo waajahday waddnaha waxaana lop sheegay in ay u baahantahay qalniin kaasi oo u baahan lacag badan .

 

 

Intaasi kadib ayaa waxa gabadhaasi yar gacan qabtay Hay’ad sama fal oo magaceeda la yidhaahdo Prince’s Trust taasi oo uu leeyahay Amiirka ka tirsan boqortooyada Dalka Britaib ee Amiir Charles isla markaana Ah Amiir Harry walaalkii,sidaasi awgeed ayay Megan u jecashahay in ay shandadaasi qaadato.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com