Salman Khan Oo Uu Soo Dhawaaday Arooskiisii Ka Dib Markii Xalay La Arkay Arinkan

Gabadha lagu xanto in ay  Salman Khan isku dhawyihiin  ee Lulia Vantur ayaa lagu arkay iyadoo habeen hore kasii dhoofaysa garoonka diyaaraddaha Mumbai xili ay la socdeen hooyada dhashay actor, Salma iyo walaashiis Alvira.

 
Sida laga soo xigtay Varinder Chawla oo sawir kasoo bandhigay safarka Lulia Vantur iyo qoyska Salman oo si wada jir ah ugu sugnaa garoonka diyaaraddaha Mumbai.

Arintan oo ah mid meesha ka saaraysa warar la isla dhex marayay oo tilmaamayay in ugu danbeyn guurka labadaan lamaane soo dhawaaday

salman-family-lulia-1

salman-family-lulia-3
salman-family-lulia-1salman-family-lulia-2

 

 

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments