Sawirada Angelina Jolie Iyo Caruurteeda Oo Aad U Soo Jiitay Dadka Ku Dhaqan Magaalada Los Angeles!

Fanaanada Caanka ah ee Angelina Jolie ayaa waxa ay safar ugu baxday Magaalada Brussels Angelina Jolie ayaa waxa la sheegay in ay booqatay xarunta Isbahaysiga Nato.

Angalena ayaa waxa ay ku soo noqotay Magaalada Los Angeles waxaana wehelinahay caruurta ay dhashay .

Qaabka ay u muuqdeen Angelina Jolie iyo caruurteedu ayaa waxa uu soo jiitay Dadka ku dhaqan magaaldaasi waxaanay dadkaasi aad ugu qaadaa dhigeen sawirada Angelina iyo caruurteeda baraha bulshada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com