Dad badan oo ku nool adduunka ayaa xalay arkay dayax madoobaadkii ugu wakhtiga badnaa ee qarnigan 21-aad

Dayax madoobaadka laga arkay magaalada Muqdishu ee dalka SoomaaliyaLahaanshaha sawirkaSAGAL SHEIKH ALI/TWITTER
Image captionDayax madoobaadka laga arkay magaalada Muqdishu ee dalka Soomaaliya
Dayax madoobaadka laga arkay magaalada NairobiLahaanshaha sawirkaAHMED KOSAR/TWITTER
Image captionDayax madoobaadka laga arkay magaalada Nairobi
Magaalada QahiraLahaanshaha sawirkaEMAD KARIM
Image captionMagaalada Qahira
GreeceLahaanshaha sawirkaREUTERS

Dalka Greece, dayaxa madoobadka ayaa kasoo muuqaday agagaarka macbad ku yaalla jasiiradda Sounion ee dalkaasi.

Daxyax madoobaadka ayaa laga arkay qaaradda Afrika, bariga dhexe, Yurub, Ruushka, Hindiya iyo Australia.

Magaalada Strasbourg ee dalka FaransiiskaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionSawirka dayax madoobaadka magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska
Dayax madoobaadka SwitzerlandLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionDayax madoobaadka Switzerland

Halkan waa buuraha ku yaalla dalka Sweden, si caadi ahayn ayaa looga arkay dayax madoobaadka.

Dalka SingaporeLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionDalka Singapore

Ma jirin qalab indhaha la gashanayay sii loo eego dayax madoobaadka.

Wa gadaasha dambe ee masaajidka Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu DhabiLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionWa gadaasha dambe ee masaajidka Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu Dhabi

Dayax madoobaadka waxaa laga arkay gashaada dambe ee minaaradda masaajidka wayn ee Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu dhabi.

Dad isugu soo baxay magaalada Sydney ee dalka AustraliaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionDad isugu soo baxay magaalada Sydney ee dalka Australia

Magaalada Sydney, dad ayaa isugu soo baxay si ay u arkaan dayax madoobaadka.

Dadka reer Taiwan oo isticmaalaya qalab si ay u arkaan dayax madoobaadkaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionDadka reer Taiwan oo isticmaalaya qalab si ay u arkaan dayax madoobaadka

Dadka ku dhaqan magaalada Taipein ee Taiwan waxay isticmaalayeen qalab ay ku eegayaan dayax madoobaadka.

Qaar kamid ah dhagaysatayaasha ayaa BBC la wadaagay sawirrada dayax madoobaadka goobaha ay dunida ka joogaan.

Waxaa laga soo qaaday magaalada DubaiLahaanshaha sawirkaDAVID GREER
Sawirkan waxaa laga soo qaaday magaalada QahiraLahaanshaha sawirkaEMAD KARIM
Image captionSawirkan waxaa laga soo qaaday magaalada Qahira
Magaalada QahiraLahaanshaha sawirkaEMAD KARIM
Image captionMagaalada Qahira
KA DHIIBO FIKIRKAAGA