Sawiro: Halkan Ka Daawo Sawirada Muujinaya Dhismaha Ku Yaala Magaalada Kemerevo Ee Dalkaasi Ruushka Xiligii Uu Dabku Qabsaday!

Dabka Ku Habsaday Dhismaha Ganacsi ee Magaalada Kemerevo Ee Dalkaasi Ruushka ayaa waxa uu dabku ka kacay xili ay dad badani ku sugnaayeen kuwaasi oo ku jiray Fasaxii dhamaadka toddobaadka maalintii axadii .

Waana kuwan sawirada muujinaya xiligii uu Dabkaasi ka bilaabmay dabaqa saddexaad ee dhismahaasi isla markaana uu ku baahay Dabaqyadii kale ee dhismahaasi:

Ciidmada Dab Damiska Oo Daminaya dabkii

 

Wiil Ka mid ah dadkii halkaasi ku sugnaa oo dabka kala cararaya waalidkii

 

Bilawgii Dabka ka bilaamah dabaqa saddexaad ee dhismahaasi

 

Dad tira badan oo iskugu soo ururay dhisamahaasi hortiisa si ay u badbaadiyaan dadkii ku sugnaa gudaha dhismahaasi

 

Gurmadka Ciidamada Dabdamiska oo la soo xoojiyay

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

 

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com