Sawiro :Jasiirad Ku Taala Badhtamaha Amerika Oo Habeenkii lagu Kiraynayo qiima aad u Jaban !

Jasiirada Magaceeda la yidhaahdo Bird eek u taala Dalka Belize eek u taala Badhtamaha Amerika ayaa waxa ay tahay Jasiirad aad u qurxoon waxaana jasiiradaasi loogu tala galay in la kireeyo ,qiimaha lagu kiraynayo Jasiiradaasi ayaa ah mid aah u jaban kaasi oo ah 500 oo dollar halka habeen .

Halkan ka daawo sawirada Jasiiradaasi :

Muuqaalka guud ee Jasiirada Bird

khudaarta ka baxda Jasiirada Bird

goob ka mid ah goobaha nasashada ee jasiirada Bird

 

Dhirta qurxoon ee Jasiirada Bird

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com