Buurta magaceeda la yidhaahdo Fifa ayaa waxa ay ku Taala Dalka Sucuudiga gaar ahaan Duleedka Magaalada Najraan ee Dalkaasi .

Buurtaasi ayaa waxa ku yaala Jid halis ah kaasi oo ka sareeya Dhulka ilaa iyo 400 oo Mitir .

Buurtaasi ayaa waxa ka dhaca shilal badan waxaana ka mid ahaa shilalkii uga naxdinta badnaa ee ka dhacay Jidkaasi shil dhacay maalintii shalay ahayd oo ay ku dhinteen shan qof oo qoys kaliya ka soo jeeday.

Hoos ka daawo Sawiradii shilkaasi:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA