Waxa dhawaan la soo saaray baabuur ku shaqaysa laydhka waxaana baabuurtaasi loo soo saaray in ay badalaan baabuurta haatan shaqaysa kuwaasi oo ku shaqeeya shidaalka.

 

Baabuurta ku shaqaysa Laydhka ayaa waxa ay ka qaalisanyihiin kuwa ku shaqeeya shidaalka waxa aanay u baahanyihiin IjIin Qaali ah kaasi oo u baahan dab badan .

 

Dalalka qaar ayaa waxa ay diideen in baabuurta noocaasi ahi ay soo galaan dalkooda maadaama oo ay u baahanyihii laydh aad u badan oo ay ku shaqeeyaan, Dalka Sucuudiga ayaa ka mid ahaa Dalalka Dalka Sucuudiga oo dhawaan ogolaaday in baabuurtaasi ay soo galaan Dalkiisa .

 

Baabuurtani ayaa waxa ay yihiin oo kaliya kuwa yaryar mana jiraan baabuur waawayn oo la soo saaray maadaama oo ay u baahanayaan laydh ka sii badan kan ay kuwa yaryari ay u baahanyihiin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA