Sawiro:Halkan Ka Daawo Sawirada Diyaarada Rakaabka Ee Ugu Casrisan !

Diyaaradaha Rakaabka ayaa ah kuwa hadd iyo jeer aad loo ilaaliyo Badqabkooda maadama oo ay kumanaan kun oo qofi ay maalin kasta ku safraan.

Diyaarada Magaceeda la yidhaahdo Max 737 ayaa ah diyaarada Rakaabka ee ugu casrisan waxaana diyaaradaasi soo saaray Dalka Maraykanka .

Diyaaradan ayaa waxa ay si toos ah u hawl gali doontaa sanadka 2019ka balse haatan waxa ku socota tijaabo lagu ogaanayo bad qabkeeda.

Waana kuwan Sawirada diyaaradaasi:

Diyaarada Max 737

 

Diyaarada Max 737

 

Diyaarada Max 737

 

Diyaarada Max 737

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com