Maanta oo kale 43 sano ka hor ayaa waxa ay dadkii ku noolaa Dalka Masar waxa ay ku waabariisteen war naxdin ku abuuray dad badan oo dalkaasi ku noolaa ,warkaasi ayaa waxa uu ahaa Dhimashadii Fanaanadii Caanka ahayd ee Reet Masar ee magaceeda la odhan jiray Umu Kaltuum.

Fanaanadii Umu Kaltuum

Haddaba halkab ka daawo gurigii ay deganaan jirtay Umu Kaltuum iyo qaar ka mid ah dharkii ay ka tagtay fanaanadaasi.

 

Shandadii Umu Kaltuum

 

Gurigii Umu Kaltuum

 

Gurigii Umu Kaltuum

 

 

 

 

 

 

Hawrar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA