Shahrukh Khan Oo Sheegay Qofka Baray Jilista Filimada ? Waa Kuma ? Warbixin

Aktarka caanka ku noqday magaca Badshah Ama King Khan ee Shahrukh Khan ayaa waxa uu si cad u cadeeyey qofka ka danbeeyey inuu noqdo aktarka uu yahay imika

Haatan waxaa loogu yeeraa Boqorka Bollywoodka taasna waxaa uu kaga mahdinayaa Divya Seth oo ah gabadha la sawiran.

Warkan ayaan waxa an ka soo xiganay barta uu ku leeyahay Twitterka isaga oo sheegay in Divya Seth ay tahay saaxibadiisa ugu dhow waxa kale oo u hadalkisa raaciyey inay tahay macalimadiisa bartay sida loo jilo filimada.

SRK iyo Divya.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com