Shan Nin oo Faashash Ku Hubaysan oo Weerar ku soo qaaday Huteelka The Ritz ee Magaalada Paris !

Kooxaha Maafiyada ah ee ka jira dalalka qaar ayaa waxa ay beegsadaan goobaha caanka iyo sidoo kale Huteelada waawayn .

 

Shan nin oo hubaysan ayaa waxa ay soo weerareen Huteelka caanka ah ee The Ritz ee magaalada Paris,arrinta aadka u la yaabka badan ayaa waxa ay tahay in kooxdani ay ku hubaysnaayeen oo kaliya Faashash.

Kooxdan budhcadka ayaa waxa ay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan Jawharad qiimaheeda lagu sheegay 40,000 oo Euro.

Ciidamada Magaalada Paris ayaa waxa ay ku guaysteen in ay saddex ka mid ah nimankaasi ay gacanta ku dhigto halka ay labadii kalana ka baxsadeen ,waxa aanau ciidamadu sheegeen in labadaasi nin ee baxasadayna lagu dib jiro isla markaana gacanta lagu soo dhigo doono lagana qaadi doono talaabo sharci ah .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com