Sheeko Qosol Badan: Islaan Soomaaliyeed Iyo Nin Ajnabi Ah Iyo Turjumaankii U Kala Turjumayay!

Sheeko aad u qosol badan oo dhex martay Islaan Soomaaliyad Ah Iyo Turjumaan u turjumayay iyo nin Ajanabi ah :

Ninkii Ajanbaiha ahaa ayaa waxa uu YIdhi:What’s up.

TURJUMAANKII: Wuxuu ku leeyahay maxaa kor ah.

ISLAANTII: War ilaahay baa kor ahe waxaan ku weydiinay maxaad gabadhayda ku aragtay.

TURJUMAANKA: She says God’s up. She says also what you see with our daughter.
AJNABIGII: I first saw your daughter at a mall.

TURJUMAANKII: Wuxuu lee yahay gabadhaada suuq ayaan ku arkay. Haa—suuq iyadoo wareegaysaan arkay.
ISLAANTII: Waa kow.

TURJUMAANKII: It is one.

AJNABIGII: What’s one.

TURJUMAANKII: Maxaa kow ah buu yidhi
ISLAANTII: War ka saco dheh.

TURJUMAANKII: She says walk away from it.

AJNABIGII: Anyway, your baby is very hot.
TURJUBAANKII: Wuxuu yidhi: gabadhani way kulu shahay. Aad bay u kulu shahay.

ISLAANTII: Kulaylku xaguu joogaa wadankaa qabow baaba naftii nooga gooyay.

TURJUMAANKII: Where is the hot thing. The cold is cutting our lives in this country.

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com