Sheeko Qosol Badan: Ninkii Soomaaliga Ahaayoo Qurbaha Tagay!

waxa dhacday sheeko qosol badan….. Nin somali ah ayaa tagay dibada markaas ayuu moodayay in sida somalida guriwalba ninka le la garanayo markaas ayuu ku bilaabay gurigan yaa le.

waxa logu jawaba I dont know. dabadeed waxa uu mooday in nin magacii ay tahay i dont know. hadana mid kale ayuu waydiiyaa fooga yaa le I dont know.

 

wuu yabay oo wuxuu yidhi ninkan I dontknow la yidhaa waa tajirka caalamka.

 

 

 

malin danbe ayaa wuxuu arkay geeri dabadeed waxa uu yidhi yaa halkaa ku dhintay markaasaa waxa lagu yidhi I dont know markaasuu yidhi wakaa taajirkii magaladu dhintay “Mr I Dont know”.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com