Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Shirkad Ku Taala Dalka Venezuela Oo Shaqaalaheedii Ku Dhiiri Galinaysa 144 Xabo Oo Beed Ah !

Shirkad kastaa waxa ay ku dedaashaa sidii ay u dhiiri galin lahayd shaqaalaheeda waxa aanay sababtu tahay in shaqalaheedu ay noqdaan kuwa wax soo saarkoodu iyo shaqada ay qabanayaan kor u qaada .

Shirkad ku taala Dalka Venezuela ayaa waxa ay shaqaalaheeda siisaa 144 xabo oo beed ah bil kasta balse shirkadan oo ah shirkad amni ayaa waxa ay sidaasi u samaysay mushahar yarideeda waxaanu mushaharkeedu yahay 10$ oo kaliya .

Shirkadan ayaa waxa magaceeda la yidhaahda Atlantic Security waxa aanay ku taalaa Gobolka zulia galbeedka dalkaasi .

Shirkadan ayaa waxa ay qaadanaysaa shaqaale cusub waxa aanay abaal marintaasi ugu tala gashay in ay siiso qofka soo shaqa taga ee aan ku ciyaarin shaqadiisa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat
%d bloggers like this: