Shirkada Baabuurta ee Ford ayaa waxa ay soo saartay Baabuur cusub kaasi oo suuqyada Caalamka soo gali doona horaanta Sanadka soo socda.

Baaburkan ayaa waxa ay shirkadu ku soo kordhisay adeegyo cusub oo ah dhinaca awooda socoda waxaana baaburkanu magiciisa la yidhaahdaa Ranger Model 2019.

Hoos ka daawo Sawirada gudaha iyo dabada baabuurkaaso qurxoon ee ay soo Saartay shirkada Ford ee Ranger 2019.

Gudaha Gaadhiga Ranger 2019

 

Swir Muujinaya Awooda socodka Baaburka Cusub ee Ranger Model 2019

 

Muuqaalka guud ee baabuurka Ranger Model 2019
Ranger Model 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA