Shirkada soo saarta gawaadhida ee Volvo ayaa shaacisay inay dhamaadeen Gawaadhida is wada ee Bilaa Darawalka ahi, Taasoo ay soo saari doonto dhamaadka Sanadkan.

Volvo ayaa sheegtay in Nashqado kala duwan oo Gawaadhida iskood isku wadaa ay mudo waday, taasoo imika ay ku jirto tijaabooyin hor ah oo lagu sameynayo gawaadhidan.
Gawaadhida iswada ee Shirkada VOLVO ayaa sanadka soo socda London dhex socon doona ,kawaran gaadhi aan darawal lahayn oo aad iskala sheekaysanayso asxaabtaa ama qoyskaaga ,waxaa la sheegay in 90% shilalaka dhaca ay sababaaan wadayaasha gawaadhidu. Shaqooyin badan oo darawlnimo ah malaga yabaa in la waayo? fikirkiina kasoo dhiibta

AutopilotSelfdrivingCarsEXF2     VVV

VV

KA DHIIBO FIKIRKAAGA