Si Aad Wajigaaga U Siiso Qurux Dabiici Ah, Isticmaal Talaabooyinkan

 

Quruxda wajiga oo laga fikiraa waxa ay ka mid tahay arimaha inta badan ay ku foogan yihiin dhalinyartu siiba gabdhaha, Sababtuna waxay thay wajiga oo ah meesha laga daalacdo dadka.

Quruxda wajiga ayaa muhiim u ah mustaqbalka dadka sidaa daraadeed waa inaynu mar walba ku fikirnaa ilaalintiisa iyo daryeelkiisa.

Dadka ayaa waxa ay u baahan yihiin inay helaan dawooyin ama dhaashiyo dabiici ah isla markaana daryeelaya qurux iyo dhalaalna siinaya jidhkeena, Umana baahnin inaan helno dawooyin sida kuwa wadamada reer galbeedku sameeyaan ee Chemicalsku ka buuxaan ama laga sameeyo.

Waxa kamida waxyaabaha laga helo quruxda wajiga ee dabiiciga ah.

Isticmaalka Xamaamyada Diiran (Steam bath)

medicated-steam-bath-500x500

 

in la isticmaalo qolalkan yar ee diiran isla markaana uumigaas aad u ogolaato in jidhkaaga uu gaadho waxa ay ku siinaysaa qurux dabiici, Waxa uu sababaa in jidhakaaga aad si fudud u nadiifin kartid isla markaan madawgu uu ka go’ayo wajigaaga iyo jidhkaagaba.

Isticmaalka Ciirta iyo Malabka

cach-lam-dep-voi-mat-ong-sua-chua

Inaad isticmaasho cajiin ka kooban ciir, malab iyo liin waxa ay jidhka ka dhigaan mid cadaan ah isla markaana widhwidhaya. Culimada ku takhasustay arimaha jidhka ayaa waxa ay cadeeyeen in isticmaalka cajiinkani jidhka siiyo dhalaal iyo qurux dabiici ah.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com