SIR LA HELAY: Dumarka waxay aad u neceb yihiin Raga leh Astaamahan ” Ragow Iska jir ”

Aqristayaashena sharafta waxaan idiin leeyahay maalin wanaagsan waxaan idiin soo gudbinayaa daraasad la sameeyay taasi oo ah in Dumarka ay neceb yihiin raga leh Astaamaha aan soo wado taloow maku jirta Ragaas ay neceb yihiin Dumarka :

Dadka aduunka iska calmaday ama xariir jacel uu dhax maray waxa ay ceebtooda soo baxdaa markii ay Guri wada dagaan oo ay noqdaan Dad ay ka dhaxeeso nolol maxaa yeelay waxa wanaagsan in ay si wanaagsan ay usheekestaan inta aysan is guursan balse hadii aysan si wanaagsan ay san isku aqoon oo dabeecadahoodana aysan is garaneen taasi waxa ay soo dadajin kartaa in uu bur buro qoyskaasi.

Ragoow dumarka waxa ay nacebyihiin Raga leh astaamahan Si fiican ula sheekeso oo xitaa hadii aad leehay isku day in aysan ku fahmin.

1-Ninka Naagta u xisaabiya wax kasta :waxaa jira arg Dumarka ay qabaan uxisaabiyo wax walba ay siinayaan oo xitaa qudaarta lacagta ka soo laabata kula xisaabtamo.

  1. Ninka Cuqdada iyo muran badan
    Dumarka ma jeclo ninka cuqdada badan oo wax kasta laabta ku save gareesta kadibna la bukooda cuqdad sidoo kale dumarka ma jeclo ninka muranka badan wax kasta ka keena dood isaga oo fura kumanaan qodob aan meesha oolin marmarka qaarna sixun ufikira.
  2. Ninka la qabsiga badan oo dumar walba afka la galo:
    Dumarka ma jecla Raga Dumarka la hadla yacnii Naag kasta uu arko afka la galo.
    Dabcan hadii ay astaamahaan ay kugu arkaan Dumarka si fudud ayeey kugu nici karaan marka isku day in aad dadaasho.

suxufigadari@gmail.com

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com