Sixiroolayaal Lafaha Dadka U Isticmaalaya Dawo Ahaan.

Sida uu qoray wargeyska Daily Mail, Gobolka Caloifroniya ee dalka Maraykanka guri ay ku nool yihiin lamaane caabuda Shaydaanka ayaa laga soo saaray lafo banii’adam oo ku aasan.  Booliiska aya soo saaray muuqaal video oo naxdin leh kaasi oo muujinaya  iyagoo xidhmooyin lafo aadami ah ka soo saaray goobo ay ku aasnaayeen.  Waxa kale oo gurigan laga helay qoraalo aan la fahmi karin oo ay ku qoreen dadaaksi. Lamaanahan oo kala nin 35 jir iyo gabadh 24 jir ah aya la sheegay inay u adeegsanayeen lafaha dadka iyo kuwa xayawaanka falalka iyo sixirka shaydaanka ee ay aamisan yiiin. Booliiska ayaa ku guulaystay helida gurigan oo laga daba sheqeeyay ka dib markii uu shaki ka galay dadka ku nool. Lafaha la soo saaray ayaa qaarkood la aasay 4 sano ka hor. Waxaana la soo taagi doona lamaanahan Maxkamad sida ay Booliisku cadeeyeen

Skeleton_Magician

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com