Waxa jira dad u tira badan oo aan jeclayn haba yaraatee in ay socdaan amase lugeeyaan haddi ay tahay maalin iyo habeen ba .

Balse deraasaddaha kala duwan ee ay soo saaraan khubarada caafimaadku ayaa waxa ay had iyo jeer cadeeyaan in socodku uu wax tar u leeyahay caafimaadka qofka.

Haddaba deraasadd dhawaan laga soo saaray Dalkaasi Maraykanka ayaa waxa lagu xaqiijiyay in socodka in ka badan 3Km maalintii ay ka hortagto asaasaqa marka uu qofku waynaado.

Deraasaddan ayaa waxa ay caddaysay in qofka la qabatima socodka isla markaana ku dedaala in uu maalintii socdo ugu yaraan 3km uu ka helayo faa’iidooyin caafimaad.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA