Sonam Kapoor  ayaa dib ugu soo laabatay xaafadeeda iyadoo ay wehlisay walaasheed Rhea Kapoor

Neerja actor taasoo loo yaqaan Isteelka dharka  ayaa soo xiratay dareeska  denim jacket, waxayna mar kale caddeysay sida ay labiska ugu qurxoon tahay.

Intii lagu guda jiray Safarkoodii Dubai, Sonam iyo Rhea ayaa noo muujiyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeyo xilli la arkayey iyagoo dhawr meel ka dukaamesaneyey.

Gabadhaan ayaan dhawaan  filimka Veere Di Wedding kala soo muuqaan doonto Kareena Kapoor Khan,  Sanjay Dutt  Iyo Ranbir Kapoor.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA