Filin Kartoonka Tom and Jerry ayaa ah mid aynu wada naqaano ,filinkani ayaa wax fikradiisa iska lahaa nin magiciisa la odhan jiray Bob Jevines ,ninkani ayaa caan ku ahaa soo saarista aflaamta kartoonka ee ay caruurmrtu aadka u daawadaan .

Bob ayaa waxa u geeriyooday maalintii shalay ahayd waxa aanay Da’diisu ahayd 99 jir.

Bob ayaa waxa uu shaqadani ku soo guda jiray muddo 60 sano ah waxa aanu la soo shaqeeyay shirkado badan oo soo saara aflaamta kartoonka waxaana shirkadahaasi ka mid ah shirkada caanka ah ee Disni.

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA