Soomaalida Rinkeby iyo ka ganacsiga daroogada+VIDEO

Xaafadaha ay Soomaalida ka degan tahay magaalada Stockholm gaar ahaan Rinkeby iyo Tenista ayaa hoy u noqotay ka ganacsiga noocyada muqaadaraadka sida Xashiiska iyo wixii soo raaca.

Xaafadahaasi ayaa waxaa ka bilowday olole lagula dagaalamayo muqaadaraadka, iyadoo dhalinyaro Soomaaliyeed ay ku lug leeyihiin ganacsiga iyo isticmaalka muqaadaraadka.

Arrimahaani ayaa sababay falal amni daro iyo rabshado ka dhashay muqaadaraadka, waxayna ciidamada Booliska ay xaafadahaasi ka bilaabeen howlgalo lagula dagaalamayo isticmaalka iyo ka ganacsiga daroogada.

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply