Sucuudiga: Tirada Caruurta Dhalaanka ah ee lagu tuuro wadooyinka Dalkaasi oo Kor u sii kacaysa!

Dadka u dhashay Dalka Sucuudiga ayaa waxa ay Barahabulshada ku qaadaa dhigeen Sawirka ilma yar oo dhashay oo lagu tuuray meel waddo ah agteed.

Ilmahan yar ayaa la sheegay in markii uu dhashay Daqiiqado kadib la tuuray ,ilaa iyo haatan lama oga cida ilmahaasi tuurtay amase dhashay.

Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa aad ugu yar gudaha dalka Sucuudiga ,laakiin muddooyinkan dambe ayaa waxa la sheegay in ay dhacdooyinka noocan ah ay ku soo badanayaan Dalkaasi.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com