Super Star Fardeen Khan Oo Ka Cabanaaya Aflagaado Uga Imanaysa Dhanka Bulshada

Aktarka weyn ee Fardeen Khan ayaa ka xumaaday aflagaadada loogu geysanayo baraha  bulshadu ku xidhiidho Dadka ayaa beryahan ku maadeysanayay Culeyska Aktarka oo sii kordhaya.

Fardeen Khan ayaa ka codsaday in layska daayo  nolashiisa gaarka ah oo uu si kasta ka yeeli karo jidhkiisa.

Waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay cuslaantiisa laakiin dadka waxaa ay leeyihiin waad ku ciyaartay quruxdaadii

 

Faalo Ka Dhiibo

comments