Xoghayaha qaramada midoobay ayaa waxa uu ku tilmaamay xaalada ka bariga Magaalada Dimishiq ee Quuda in ay tahay “Jaxiimkii Dunida”.

Quudada Bari ayaa waxa ka taagan shanti maalmood ee u dambeeyay xaalad aragagax badan xambaarsan waxaan tuulmay maydadka dadka rayidka waxaana maalmihii u dambeeyay halkaasi ku naf waayay 370 sidoo kalana waxa ku dhaawacmay 1500 ruux.

Waxa ugu muhiimsanaa Aabi willkiisii yaraa oo halkaasi ku dhintay soo raadsaday mayskiisii,kadib markii uu helayna kala soo dhex baxay isaga la kafmay kuna dhagdhagay kana dul ooyay waxaanay arrintaasi ka oohisay Sawirqaadihii soo sawiray sawirkani hoose .

Xaalada adag ee ka taagan Dalka Suuriya ayaa ah mid ilaa iyo haatan ay ku fashilantay qaramada midoobay in ay wax ka qabato .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA