Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Tallo Caafimaad: Samee 3 Arimood Oo kaa Caawinaya Caafimaad Qabka Beerkaaga

Beerka bani’aadamka ayaa ah Xubinta ugu wayn organada Uurku jirta, isagoo qabta shaqooyin boqolaal ah oo muhiim ah waxaana ugu muhiimsan shaqooyinkiisa sida; Inuu wixii wasakh ama Sun ah kasaaro dhiiga iyo jidhkaba, sidoo kale waxa uu qayb wayn ka qaataa habdhiska dheefshiidka iyo inuu jidhka u kaydiyo Glucose ta taas oo ka caawisa Enerjiga ama tamarta.

 

Hadaba tallada caafimaad ee manta ayaa ah inaad ilaaliso Fayo Qabka Beerkaaga adigoo ku dadaalaya saddexdan arimood.

 

  1. Fiiro U lahaw Cuntada aad Cunayso ama cabayso: Waa inaad ka taxadirtaa qaadashada ama isticmaalka cuntada iyo cabitaanka dib loo soo saaray (Artificial Foods) sidoo kale cabitaanka Alcoholka iyo Drugs-ka
  2. Jimicsiga: isku day inaad samayso Jimicsi badan
  3. Seexo Hurdo kugu filan: hadii aad rabto fayoobaanta beerkaga waxa uu u baahanyahay nasasho iyo hurdo ku filan.

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

WhatsApp chat
%d bloggers like this: