ilaalinta xaalada caafimaad ee hooyada uurka leh ayaa ah mid muhiim ah, hadaba qoraalkan ayaanu akhristayaashayada sharafta badan ugu soo tabin doonaa tallooyin ku saabsan hooyada gaar ahaan inagoo jaleeci doona cuntooyinka u fiican inay isticmaasho xiliga ay uurka  leedahay, sababtoo ah Jidhkeedu wakhtiyadan oo kale waxa uu u baahan yahay Calcium, Iron iyo Vitamino Ka badan intii hore. hadaba Halkan hoose ka Daalaco 7 Cunto oo u fiican Hooyada Xilliga ay Uurka Leedahay waana sidan;

 

Top-10-Foods-To-Eat-During-Pregnancy-leafy-greens

 

 

  1. Boorashka
  2. Muuska
  3. Beedka
  4. Khudaarta Cagaaran Sida Saldhka
  5. Caanaha aan Duxda lahayn ee La farsameeyey
  6. Cunooyinka Leh Galka ama Diirka
  7. Misirka iyo Biiniska
  8. Hilibka Jiidhka ah ee Lahayn wax baruur ah

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA