Telefan Cusub Oo Dan Ka Hadal Ah Oo La Soo Saaray Si Ay U Adeegsadaan Dadka Aan Jeclayn In Ay Ku Mashquulaan Telefnkooda Gacanta Magaca Telefankaasi Iyo Cida Soo Saartay!

Waxa jira dad aad u tira badan oo dhibsada isticmaalka telefanada gacanta ee casriga ah kaasi oo waqti badan ka lumiya qofka .

Laba nin oo u dhashay Dalka Maraykanka ayaa waxa ay soo saareen teleefan Gacanta oo cusub kaasi oo ay ugu magac dareen Telefnka Dhagaha La amase teleefanka aamusan .

Telefankan ayaa ah mid uu qofku ku hadli karo lagalana soo hadli karo sidoo kalana uu fariimaha ku qoran karo qofku .

Telefankan ayaan lahayn waxa maaweelo ah oo waqtiga ka luminaya dadka waxa aanay u adeegsan karaan dadka aan rabin in ay waqti ku lumiyaan maaweelada adeegyada casriga ah ee teleefanada gacanta ee lumiyay da yarta dunida ku nool badankooda.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com