Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu dalkaasi ka talinayay muddo sanad ah .

 

Madaxwayne Trump ayaa waxa la xaqiijiyay in uu isticmaalka Twitter-ka ka badasado Madaxwaynihii ka horeeyay ee Barack Obama.

Wakaaladaha warar ugu waawayn Caalamka ee ay ka mid tahay BBC ayaa waxa ay baahiyeen in uu Madaxwayne Trump sanadkaasi uu ku jiray Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo in uu Twitter-ka soo dhigay 2608 qoraal.

Trump 32% qoraaladiisaa waxa uu soo dhigi jiray inta u dhexaysa Lixda ilaa iyo Sagaalka Subaxnimo ,xiligaasi oo ah xiliga uu daawado Barnaamajka uu aadka u jecelyahay ee Fox And Friends.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net./Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA