Tobankaan Sheey Hadaad Ku Aragto Waxaa Hubanti Ah Iney Si Xad Dhaaf Ah kuu Jeceshahay..!!

Waxaa jiro calaamado badan oo aad ku kala garan karto in marwadaada ama lamaanahaada

aay ku jeceshahay weliba jaceyl dhab ah.

Hadaba shabakada hawraar.com waxey kuusoo gudbineysaa qo qodob oo hadii aad ku aragto lamaanahaada aad ku xaqiiqsan

karto ineey ku jeceshahay…

  1. Hadii ay jeceshahay in ay wax ka
    ogaato qaabka aad dadka ula
    dhaqanto, ogow way ku jeceshahay.
  2. Hadii aysan kaa caroon markii aad ka hortimaado fikirkeeda.
  3. Hadii ay kula murugooto marka aad murugeysan tahay.
  4. Hadii ay kula tashato mar walba ka hor inta aysan go’aan gaarin.
  5. Hadii ay ku faraxdo marka aad hadiyad u keento, wax yarba ha ahaatee.
  6. Hadii ay kaa welwesho marka aad maqantahay.
  7. Hadii aysan wax dan ah ka laheyn, lacagta ku soo gasha.
  8. Hadii ay mar walba ku dadaasho waxa ku farax galinaya, waxa aad
    dhibsaneysana kugu soo hadal qaadin.
  9. Hadii ay mar walba mowduuc keento, si ay kuula sheekeysato oo kaliya.
  10. Hadii ay kula joogto mar walba inta a

Aqani xasan  farah 

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply