DAAWO : Shanta Lamaane ee sida ugu Quruxda Badan isugu soo Bandhigay inay Is Guursadaan

Akhiristow waxaa jirta Lamaanaha Runta ah ee Aduunka ku nool,ayaa xiliga ay sheekaysanayaan waxay leeyihiin Hami iyo Himilo fog oo ah inay Mustaqbal Guur ay isla gaadhaan,Hadaba waxaa jira wadan kasta wuxuu leeyahay Hab iyo Hanaan ay isugu sheegaan,(Kelmada Ma is Guursanaa ?) oo laga yaabo inta badan inay ka timaado dhanka Ragga,waayo waxaa Dumarka inta badan xidha Diin.Dhaqan,ama Dabeecad,

Siday doontaba ha ahaatee,waa arin Raggu u badan yahay ,Hadaba Raggaas ayaa Ninba Qaab is yidhaahdaa waa Waad ku Hanann Kartaa Bilcanta aad Jalmatay, waxayna isku Dayaan inay keenaan Fikrad ama Caqli ay ku kasban karaan Gabadhaas,isla markaana aanay kugu diiddi karin,waxaad arkaysaa Rag iyagu Kalifaad Kharash iyo Dadaal,aad la yaabayso ay amrayso Naftoodu,Mararka qaarna aad is waydiinayso tolow Gabadha uu intaas oo hawl ah u galay ,Muxuu kala kulmi Doonaa,Waxaase kuu Cadaan doonta,waxaad isku hawshaba in lahelo badiba,halka dhinaca kale Ragaas Badankoodu ay ku beegaan Meel Maxfal ah oo Dad iyo Buuq badan Hablaha ay karabaan inay is Guursdaan,waxaad arkaysaa Gabadhii oo laga khajil siiyay,ama laga Nixiyay dabadeedna la odhanayo intay Anfariirsantahay,Mays Guursanaa,waa Khayaano Dhagaraysan,hadana uu weheliyo Jacayl soo Go’aan qaatay oo aan lahayn dhan loo dhaafo, hadaba Akhriste baal aan soo qaadano Shanta Lamaane ee aanu idiin soo xulnay,aanagoo is nidhi Akhristayaasha Sida Tooska ah ugu Xidhan Hawraar Media,way Raali Galin doontaa ,waxaad Noogu dhaaftaan wixii Faalo ah (Comment-ka) inaad noogu dhaafi kartaan shaxda hoose ee lagu qoro Fariimaha. waad Mahad Santihiin

2-

3-

4-

5-

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply