Video: Daawo Wacdarihii Ay Dhigeen Ciyaaryahanadii Uga Qayb-Galay Somaliland Koobkii Abkhazia

Caawa waxaynu eegi doonaa Muuqaal Googoos ah oo aanu kusoo koobnay wacdarihii ay dhigeen Team-kii matalayey Somaliland. Iyada oo Muuqaalkani yahay Qaybtii Koowaaad waxaanu Rajaynaynaa inaanu Qaybta labaadna dhawaan soo Saari Doono… Muuqaalkani oo Tilmaamaya ciyaar wanaaga ay soo bandhigen ciyaaryahanada Reer Somaliland intii ay ka qayb galayeen koobka Wadamada Aan la aqoonsan ee ka dhacay Abkhazia.

Hadaba Halkan Kaga Bogo Muuqaalkaas………Daawasho Wacan…………

Faalo Ka Dhiibo

comments