Video: Gabar ka tagtay Minnesota kana Dagaalamaysa dalka Siiriya Iyo Walaaca Soomaalida Maraykanka oo cirka galay

gabadh daawo

Warbixin muuqaal ah oo laga diyaariyay Gabar Soomaaliyeed oo ka tagtay Wadanka Mareykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota ayadoo ku biirtay Kooxda Jabhada Siiriya ee ISIS taasoo u jihaad tagtay halkaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuqaalkani iyo sida ay uga hadlayaa Soomaalida ku nool Mareykanka arinkani ayaa ah mid ay Soomaalida ku nool Wadanka Mareykanka aad uga walaaceyn in Gabar Soomaaliyeed ay ku biirtay Dagaalada ka soconaya Wadanka Siiriya.

gabadh daawo

 

Suxufigadari@gmail.com

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply