VIDEO: Gabar Qurux Badan Oo Asturan Oo Fanka Kusoo Biirtay, Muuqaalkeedii Ugu Horayayna Taageerayaal Badan Ku Hanatay

Fihana Fabulous waa gabar da’a yar oo kuna nool dalka South Africa, waxayna dhawaan kusoo biirtay fanka Soomaaliyeed. Gabadhaan oo leh cod halaasi ah iyo qurux dabiici ah ayaa muuqaalkeedii ugu horayay ee fanka ay ka mid noqonayso saacado ka hor soo saartay waxayna durba hanatay taageerayaal aad u badan.

Fihana oo awal looga bartay inay wax ka jisho aflaanta gaagaaban ee Soomaalida ayaa markaan ku biirtay fanka Soomaaliyeed ee aan lahayn xaduud ka celisa qofkii raba inuu soo galo.

Hadaba heesta ugu horaysa ee ay fanka Soomaaliyeed kusoo gashay ayaa la magac baxday Samir,
Daawasho Wacan:

Abdiqani xasan farah

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply