VIDEO: Qaabka Tahriibka loogu galo Britain iyo dhibaatada ay Booliska kala kulmaan

Dowladda Britain ayaa u maaro u weyday joojinta Muhaajiriinta Africaanka iyo Carabta isugu jira ee dalkeeda sida sharci darada ah ku gelaya maalin, walba, kuwaasi oo halis naftooda u geliya sidii ay mar uun cagaha u saari lahaayeen carada Britain.

Arin ay Boolisku la yaabeen ayaa ka dhacday Todobaadkan, Korontoroolka  lorry parked in Whitfield ee laga galo UK, taasoo aheyd markii ay Booliska maqleen qeylada dhalinyaro lagu soo raray gaari nooca qaboojiyaha ah leh, kuwaasi oo u adkeysan waayay inay kusii jiraan qaboojiyaha gaariga, xili uu marayay kontoroolka laga galo UK.

Dhalinyaradaasi iyo Booliska ayaa ka dhex bilaabatay, waxayna Booliska bilaabeen in ay gaadiidka ku ceyrsadaan si loo soo qabqabto, loona gargaaro.

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply